Dagaal ka qarxay buuraha gobolka Bari iyo Xoogaga Al-Shabaab iyo Daacish oo..

Dagaalo ayaa la sheegayaa in labadii cisho ee la soo dhaafay ay ka socdeen degaano buuraley ah oo ka tirsan gobolka Bari ee degaanada Puntland, iyadoo dagaaladan ay dhexmarayaan xoogag kala taabacsan Al-shabaab iyo Daacish oo halkaas ku wada sugan. Saraakiil ka tirsan kuwa amniga Puntland iyo goob joogayaal kale ayaa ku waramaya in dagaalkan … Continue reading Dagaal ka qarxay buuraha gobolka Bari iyo Xoogaga Al-Shabaab iyo Daacish oo..